U gudub nuxurka bogga
SABAAD

laatiin

Magac Lab
Xaraf LSubg LA7 xar
1

Far ama af qaddiim ah oo Roomaaniyiintii hore ku dhaqmi jireen.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Bakeyle ( Af-Carabi Ψ£Ψ±Ω†Ψ¨ Af-Laatiin cuniculus Af-Taliyaani coniglio Af-Ingiriis cony ama rabbit ) waa xoolo duurjoog iyo gurijoog ah oo dadku dhaqdaan.

”
β€œ

Erayga xog (data), wuxuu asal ahaan ka soo jeedaa Laatiin wuxuuna xiriir la leeyahay erayga kombiyuutar (dator), macnihiisuna waxaa weeye xogwaran.

”
β€œ

Ragoonath, ma ahayn garsooraha keliya ee ka socda qaarada Laatiin Ameerika ee baal-maray sharciga garsoorka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

L Β· LA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
laatiin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan