U gudub nuxurka bogga
SABAAD

duruq

Fal Magu (1)
Naxwe-rqay, -ruqday; -rqi
Xaraf DSubg DU5 xar
La Mid AhdurugFal Magu (1)
1

Meel ka sikasho.

2

Meel ka fogaansho.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Dagaalka oo u dhexeeyay Duruq-suufiya iyo Al-shabaab ayaa qarxay markii gurmad u yimid Al-shabaab ay dagaal ku qaadeen degmada Guriceel oo ay gacanta ku hayeen Ahlusunna.

”
“

"Labadan Sheekh ee la toogtay waxay noqonayaan kuwii 19-aad ee laga dilo Duruq Suufiyah, waxaana dilalkooda ka dambeeya kooxda dadka Soomaaliyeed ku haysata afduubka ee Al-shabaab" ayuu yiri Sheekh Abul-Qaadi.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-rqay, -ruqday; -rqi

Xarafka

D · DU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
duruq - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan