U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dagaal1

Magac Lab
Naxwe-llo, m.dh
Xaraf DSubg DA6 xar
1

Iska horimaad af ama addin ah, waxyeello lays gaarsiiyo oo dhexmara laba qof ama ka badan. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Aadan Madoobe ayaa sheegay dowladu ay la tacaalayso dagaal ay kusoo qaadeen kooxo uu ku sheegay argagaxiso xiriir la leh Al-Qaeda, kuwaasoo uu sheegay inuu hogaaminayo General u dhashay dalka Pakistan.

”
“

Aadan Madobe ayaa sheegay dowladu ay la tacaalayso dagaal ay kusoo qaadeen kooxo uu ku sheegay argagaxiso xiriir la leh Al-Qaeda, kuwaasoo uu sheegay inuu hogaaminayo General u dhashay dalka Pakistan.

”
“

Jul 2009- Xarakarada Al-shabaab ayaa maanta dagaal ku qabsaday Fariisimo Cusub oo ay hore u deganaayeen Ciidamada Dowlada..

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-llo, m.dh

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dagaal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan