U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gurmad1

Magac Lab
Naxwe-yo, m.dh
Xaraf GSubg GU6 xar
1

G. ah: gargaar degdeg ah oo cid loo fidiyo.

2

G.ka booliska: koox ka mid ah booliska oo heegan u ah meeshii ay rabsho ka dhacdo.

3

Tababar ciidameed oo waajib ku ah dhallinta qaangaarka ah ee dal u dhashay. 4.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Boqolaal qof oo gurmad ah ayaa ku guulaystay inay dabka dambiyaan 3-saacadood kaddib markii uu bilowday, iyadoo gabi ahaan guryihii ay barakacayaasha ku noolaayeen iyo weliba agabyadoodii ay ku baaba'een dabka.

”
“

Dadka degan Xaafada Qoyskaasi ku wax yeeloobeen ayaa waxa ay sameeyeen Gurmad lagu saacidaayo Qoyskaasi dhibaatadu gaarta,waxaana la sheegay in Dadkii dhinay Mooyaane intii dhaawacantay loo qaaday Goobaha Caafimaadka ee Magaalada Muqdisho.

”
“

Dad ku dhow boqol qofood ayaa ku sugan iminka xarumahaasi ay tuulooyinka ka furtay shirkada Hurmood iyadoo sidoo kale gurmad nuucyo kala duwan dadka deegaanaaasi loo sameeyay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-yo, m.dh

Xarafka

G · GU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gurmad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan