U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sheekh

Magac Lab
Xaraf SHSubg SHE6 xar
La Mid AhshiikhMagac Lab
1

Nin diinta aad wax uga yaqaan; caalim.

2

Sh. ah: neef ido ah oo wada cad.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Afhayeenka Ciidamada Al-Shabaab Sheekh C/casiis Abuu Muscab ayaa maalmo ka hor sheegay in labo jeer oo weeraro lagu soo qaaday deegaanka Busaar ay jab weyn ku gaarsiiyeen Ciidamada Dowladda ee duulaanka ku soo qaaday sida uu sheegay degaankaasi.

”
“

"Abuu Mansuur horta waa nin ikhtiyaariyan ah, oo dad kale ayuu wax ka raadsanayay, hadalka Sheekh Xasan Dahir isagaaba nin Ceel ku jira ah oo xukuman, marka asigana Sambaatii ayuu diyaarsanayay"ayuu yiri Sheekh Yuusuf Indha Cadde.

”
“

Abaara 12-kii Duhurnimo ee Maanta ayaa waxaa Agagaarka Mowlaca Sheekh Muxudiin ee Magaalada Muqdisho ka dhacay Qarax Miino oo aad u weynaa,kadib markii Miinadaasi uu ku dul joogsaday Gaari N-3 ah oo halkaasi marayay.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

SH · SHE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sheekh - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan