U gudub nuxurka bogga
SABAAD

duuban1

Fal Magu (1)
Naxwe-bmay, -bantay; -bmi
Xaraf DSubg DU6 xar
1

Wax duubmay noqosho.

2

Isku d.: wax midaysan noqosho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Maro yar oo sidii garays ah ayaa laabta illaa bawdada ugu duuban.

”
“

Dariiqayadii xanibayoo, oo ku duuban qoriyoo.

”
“

Gaar ahaan waxaan farayaa shacabka Puntland, in ay u istaagaan iyaga oo isku duuban, ilaalinta iyo soo celintii xuduudda Puntland.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-bmay, -bantay; -bmi

Xarafka

D · DU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
duuban - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan