U gudub nuxurka bogga
SABAAD

fadhiisi

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf FSubg FA8 xar
La Mid AhfariisiFal Gudbe (2)
1

Wax salka dhul u dhigid.

2

Cid fadhi ku soo dhaweyn.

3

Ka f.: cid shaqo ka joojin.

4

Caano iwm garoorin.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Fadhiisi Weyn Oo Ka Socda Dalka Nayjeeriya.

”
β€œ

β€œUgaaso habayarahaa soo fadhiisi,” ayay Hooyo Filsan amartay gabadheeda.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

F Β· FA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fadhiisi - sawirka la wadaagga

La Wadaag