Skip to main content
SABAAD

fadhi1

Magac Lab
Naxwe-iyo, m.dh
Xaraf FSubg FA5 xar2 Tusaale
1

Qaabka iyo xaalada qof salka dhulka ku haya. 2.(-iyo, m.dh) Rug la degganyahay. .

3

Lo' tiradeedu boqol gaartay.

4

Shir muhim ah. .

5
6

Qolka f.ga: qol loogu taloggalay in la fadhiisto. 7.

Tusaalooyin

Fadhigeygu waa Afgooye

Fadhigii shalay la galay go'aan wax-ku-ool ah ayaa ka soo baxay

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-iyo, m.dh

Xarafka

F · FA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fadhi - sawirka la wadaagga

La Wadaag