U gudub nuxurka bogga
SABAAD

fiidnimo

Magac Dheddig
Xaraf FSubg FI8 xar
1

.fk Waqti fiid ah.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Gudomiyaha gobalka Hiiran Xusen Muxumed Maalin oo maanta la kulmay waxgaradka iyo siyaasiyiinta gobalka ayaa Saxaafada u sheegay in laga bilaabo 10 Fiidnimo ee habeenkii magaalada Baladweyne bandoow uu saran yahay isla markaana aan la socon karin.

”
“

Bandowgaan ayay mas'uuliyiinta Ahlu-Suna waxay sheegeen inuu bilaabanayo 9-ka fiidnimo ilaa waabarigii waxaana wararka ka imaanaya Guriceel sheegayaan inuu xalay dhaqan galay bandowgaasi.

”
“

Idaacadda Fiidnimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey ee Soomaaliya iyo Caalamka, barnaamijyo iyo wareysiyo ka turjumaya dhacdooyinka waqtigaasi ka dhacaya daafaha Dunida.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

F · FI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fiidnimo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan