U gudub nuxurka bogga
SABAAD

fiid2

Magac Dheddig
Xaraf FSubg FI4 xar
1

Buur, laan iwm meesha ugu sarreysa.

2

Ubax. fiidaaddow m.l.fk Waqtiga aasku madoobaado.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Fiid jimceed oo ay suuqa ku maqan tahay ayuun bay ahayd markii uu tilifoonka ka soo hadlayee lagu war galiyay inaanay joogin.

”
“

Riyuhuba shabeel dalax hurday, lugo ku doontaane Marti fiid u dumey buu mar un, yabaq u deexdaaye Jinnigii dayoobaba nin baa, loo dalqamiyaaye.

”
“

"Weerarkii xalay ma ahayn mid la filanayay, dadka oo dhan waxay muujiyeen cabsi, qof walba wuxuu u cararay halkii uu u jeeday, waayo xiliga uu dhacay waxay ahayd fiid" ayuu yiri Max'ed Xasan oo dagan agagaarka Isgoyska H/wadaag.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

F · FI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fiid - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan