U gudub nuxurka bogga
SABAAD

fiqi1

Magac Lab
Naxwe-iyo, m.dh
Xaraf FSubg FI4 xar
1

Axkaamta laga soo qaatay Qur'aanka iyo xadiiska Nabiga.

2

Qof ku xeel dheer diinta islaamka.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Fiqi wxa uu xukuumada Talyaaniga ku ammaanay sida ay u dooneyso in ay u taageerto dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliyeed dedaalkeeda ku wajahan soo celinta nidaamkii iyo kala dambeyntii dalka.

”
“

Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) iyo agaasimaha hay'adda nabadsugidda DKMG ah Axmed Macallin Fiqi.

”
“

Xamare Samaale oo ay ka soo jeeda beelaha Reer Xamarka, sida Gudmanaha, Duruqbaha, Gaameedlaha, Shaanshiyaha, Abakaroow, Reer Sheekh iyo Reer Fiqi.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-iyo, m.dh

Xarafka

F · FI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fiqi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan