U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xeel

Magac Dheddig
Xaraf XSubg XE4 xar
1

Tab iyo maaro wax lagu xalliyo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Abuu Mansuur Al Amiirka ayaa ku xeel dheer dagaalada gaar ahaan habka looga hortago taangida, waxaa uuna ahaa ninki degay qiyaanadii Al Shabaab ay ku gubeen gaari badan oo Amisom ah.

”
“

Anigu waxa aan ku dul-qotomaa suugaan iyo murti xeel-dheer.

”
“

Iyadoo marka tartan uu yimaada ey tahay cad iyo madow Nasiibkana qof un uu raaci doono, Hadana Xeel dheerayaasha sportiga soomaaliyeed ee muujinayaan feejignaan ku aadan tartamada xiriirada kala gedisan ee hoostaga (G.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

X · XE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xeel - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan