U gudub nuxurka bogga
SABAAD

fuuqso

Fal Gudbe (3)
Naxwe-saday, -satay
Xaraf FSubg FU6 xar
1

Geed gaab aad u baxay oo dhulka qariyey.

2

Wax dhulka ka soo fooca.

3

F. ah: caano dhanaanay oo intii faarka ahayd kor soo martay. fųur2 f.mg1 (-ray, -rtay)

1

Dibirid.

2

Dhulka ka soo foocid.

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (3) (f.g3)

Isrogrog

-saday, -satay

Xarafka

F · FU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fuuqso - sawirka la wadaagga

La Wadaag