U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhanaan1

Magac Lab
Xaraf DHSubg DHA7 xar
1

Dhadhan aan macaanayn, kharaarayn, carrabku uusan jeclaysan oo laga helo cusbada, liinta iwm.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dhabtuun baa khalqigu diidayaa meesha dheer tegaye Dhulgariirka waa laga baqaa waayo soo dhaxaye La dhex joogi maayoo arlada dheelmashow qorane Qofba wuxuu dhigtaa baa u yaal dhiilka aakhiro'e Ninkii dhiirri sheegtow is furo waa dhanaan tahaye.

”
“

Waxay i dhansiisaa dhay iyo dhanaan geel.

”
“

Aneexadu geedka ay ka baxdo waxaa la yiraah geedka aneexada, wuxuuna ka mid yahay geedaha dhalatadaah (roobka ku baxa markay jiidaal noqotana qallala)markay ciiriinka tahay waa macaan dhanaan ku jiro markay bislaatana waa macaan miiran.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

DH · DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhanaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan