Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Hanti yar oo laga bixiyo gabar la guursanayo oo yaradka ka horreeya.
Mar gabbaati oo yarad hortiisa ayaa loo bixin jirey, kolla yarad ayaa loo bixin jirey, isla markaasna gabadha kasta oo la meherinayaa geel buu ahaa waxa ay meher u qabsan jirtey.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
G · GA
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag