Tusaale Dheeraad ah3
β
Baxnaan Baashe waa nin aad ugu adag xoolaha, waxaanu og yahay Baxnaan inaanay uga suurtogalayn inuu ka bixiyo yarad, wuxuuse ku tashaday in yaradku ha joogee marka hore uu ku qanciyo aabihii u geed-fadhiisiga Bilan.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
Y Β· YA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
