U gudub nuxurka bogga
SABAAD

meher

Magac Lab
Naxwe-rro, m.dh
Xaraf MSubg ME5 xar
1

Heshiis diini ah oo isu xira nin iyo naag isguursanaya.

2

Maal naag la guursanayo lagula heshiiyo oo ay si sharci ahaan ah ninka ugu yeelato.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Mar gabbaati oo yarad hortiisa ayaa loo bixin jirey, kolla yarad ayaa loo bixin jirey, isla markaasna gabadha kasta oo la meherinayaa geel buu ahaa waxa ay meher u qabsan jirtey.

”
β€œ

Cabdiraxmaan wuxuu yiri haa oo waan guursaday, meher ahaanna waxaan u baxay xabad timir wax le'eg oo dahab ah.

”
β€œ

Cabdiraxmaan wuxuu yidhi haa oo waan guursaday, meher ahaanna waxaan u baxay xabad timir wax le’eg oo dahab ah.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rro, m.dh

Xarafka

M Β· ME

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
meher - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan