Tusaale Dheeraad ah3
β
Bayer Leverkusen, waxaa ka maqnaan doona ciyaartoyga khadka dhexe ee reer Brazil Ze Roberto, oo ka ganaaxan iyo halbowlaha difaaca ah kabtan Jens Nowotny, oo ruuga ka dhaawacmay, sidaana kaga qaday kulanka Arbacada iyo koobka adduunkaba.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Magu (4) (f.mg4)
Isrogrog
-xnaa, -xnayd
Xarafka
G Β· GA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
