U gudub nuxurka bogga
SABAAD

maqnaan

Magac Fal
Xaraf MSubg MA7 xar
1

.dh maqan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Germany, waxa kulanka kama-dambaysta ah ka maqnaan doona mid ka mid ah xiddigaha khadka dhexe kuwa ugu fiican dunida, oo ah Michael Ballack.

”
“

Weeraryahanka Uruguay, Alvaro Recoba oo laga saaray ciyaartii hore ee Inter la ciyaartay Barcelona 10-daqiiqadood ka hor dhammaadkii ciyaarta, ayaa ka maqnaan doonna kooxda Inter Milan, iyo weliba difaacyahanka reer Colombia, Ivan Cordoba.

”
“

Xagga aadminimadana, waxaan kolley ka maqnaan doonin xaaladda xagga hooyga, cuntada iyo caafimaad ee ay ku sugan yihiin dadka ka barakacy dagaallada goobo badan oo Koofurta Soomaaliya ka mid ah iyo abaaraha dalka qeybo badan oo ka mid ah saameeyay.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
maqnaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan