Tusaale Dheeraad ah3
β
Allaha u naxariistee Yuusuf Farey ayaa dilka loo geystay xilli uu isku diyaariyay in uu aado goobtiisha shaqo isla markaana garaash ku yaalla degmada Dharkenley kala soo baxayay gaarigiisa balse halkaas ay kooxaha hubeysan ku dileen.
ββ
Goobtii Madafacaasi ku dhacay ee ay ku geeriyoodeen Marxuumiintaasi oo aheyd Barxada Garaash Geedoole ayaa waxaa ku dhaawacmay dhowr qof oo kale sida ay sheegayaan ilwareedyo kale oo aan la xiriirnay.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-shyo, m.dh
Xarafka
G Β· GA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
