Tusaale Dheeraad ah3
β
Qaraxaan ayaa kusoo beegmay xilli saakay lagu dilay Afhayeenkii Maamulka gobolka Banaadir Marxuum Maxamed Muxyadiin Cali, qarax miino oo loo dhigay garaash uu gaarigiisa kala soo baxayay.
ββ
Goobtii Madafacaasi ku dhacay ee ay ku geeriyoodeen Marxuumiintaasi oo aheyd Barxada Garaash Geedoole ayaa waxaa ku dhaawacmay dhowr qof oo kale sida ay sheegayaan ilwareedyo kale oo aan la xiriirnay.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-shyo, m.dh
Xarafka
G Β· GA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
