U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gibil1

Magac Lab
Xaraf GSubg GI5 xar
1

Haragga ama maqaarka sare ee dadka iyo xoolaha.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Gabay iyo maah-maaho iyo guuraw iyo maanso Geeraar buraanbur iyo Gibil heeso kala gaara guud ahaan fankaan lagu ogayn gef iyo leex leexee Geela iyo laga jeclaa guunyo idilkeeda.

”
“

Hadraawi oo arrintaas tilmaamayey wuxuu yiri ‘Iskooladu waa dayayn; damiinimaday dhiggaan; duruustu falkay tiqiin; diktoor cadaway sideen; digree nacabay sideen; xaq bay garba duubayeey; diintay gibil saarayeen; waxay dadayeen umuur’.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

G · GI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gibil - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan