Tusaale Dheeraad ah3
“
Geeraar aan dhoobo walaaqay, dhab-dhaboon isu geeyey, marna dhiidhi ku tuuray, haddana aan dhal-dhalaashey, dhuftay oo iga yaacay, haddana aan dhabac gaaday, isaga oo dhukusaaya, dhabarkaa xun halleelay, dhadhankiisa macaan, car ma kaa dhergiyaa.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-rro, m.dh
Xarafka
G · GE
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
