U gudub nuxurka bogga
SABAAD

guunyo

Magac Dheddig
Xaraf GSubg GU6 xar
La Mid AhguuyoMagac Dheddig
1

Maal, xoolo.

2

Nooc sagaarada ka mid ah.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Asaad guunyo bixinayso, waa qaadan jiray maadh ninkii goosan karayaaye.

”
“

Gabay iyo maah-maaho iyo guuraw iyo maanso Geeraar buraanbur iyo Gibil heeso kala gaara guud ahaan fankaan lagu ogayn gef iyo leex leexee Geela iyo laga jeclaa guunyo idilkeeda.

”
“

U noqo haasawahayagii, guri, gaadhi iyo guunyo toona igamay dalban.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

G · GU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
guunyo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan