U gudub nuxurka bogga
SABAAD

leex

Magac Lab
Xaraf LSubg LE4 xar
1

Caano is haysta oo la matago.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Qaramada Midoobay,Midoowga Afrika iyo Beesha Caalamka ayaa si aan ka leex leexasho laheeyn u sheegay in Go'aanka baarlmaanka uu yahay mid aanan suuri gal ahayn islamarkaana ka dalabaday Baarlmaanka Soomaaliya in uu go'aankaasi dib uga laabto.

”
“

Cashuurtaasina waxay noqonaysaa mid aan leex-leexan oo meeshii loogu talo-galay marta.”

”
“

Qarax lala beegsaday gaari uu lahaa gudoomiyaha degmada Xamar-jajab Axmed Sheekh Maxamuud Qoor-leex oo uusan xiligaas la socon ayaa waxaa ku dhintay laba haween ah, iyadoo ay ku dhaawacmeen laba qof oo kale kuwaasoo gaariga saarnaa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

L · LE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
leex - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan