U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hantiwadaag

Magac Lab
Naxwesiyaa.
Xaraf HSubg HA11 xar
1

Hab dhaqan-dhaqaale oo qalabka waxsoosaarka iyo waxa la soo saaraba dadweynuhu u simanyahay. hantiwadaag-dawladeed m.l Qaran siyaasaddiisa iyo dhaqaalahiisu ku nidaamsanyahay mabda'a hantiwadaagga.

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

siyaa.

Xarafka

H · HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hantiwadaag - sawirka la wadaagga

La Wadaag