U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xisbi

Magac Lab
Naxweaxsaab, m.dh
Xaraf XSubg XI5 xar
1

Urur siyaasi ah oo loo sameeyey in ay maamul dawladeed ka qaybgalaan.

2

Quraanka oo lixdan meelood loo qaybiyey meel ahaan.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Anigu xisbi waxaan u aqaan ka dadka baraya ee yidhaa waxaasaan idiin qabanayaa, waayo dimuqraadiyaddu waxa weeye awoodda oo shicibku leeyahay oo wuxuu doonayo aad qabatid, markaas baad xisbi noqonaysaa, laakiin maaha reer iyo qabyaalad.

”
β€œ

Diyaaradaha dagaalka ee dowlada Israa'iil ayaa maalintii Jimce weeraray 20 guri oo ay leeyihiin Madaxda Xamaas oo ah xisbi Islaami ah oo hubaysan kana taliya Mariinka Gaza.

”
β€œ

Cabdi Aw Daahiraw, waxaan kuu sheegayaa inaanan ciddii danta ummaddan ka hor-timaada aanan ugu habranayn saaxiib, shakhsi, beel amaba xisbi.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

axsaab, m.dh

Xarafka

X Β· XI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xisbi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan