Tusaale Dheeraad ah3
Markii uu Radio Muqdsiho 21-kii Oktoobar, 1969-kii ku dhawaaqay in dalka uu ka dhashay Kacaan, kaasoo ay hogaaminayaan Ciidanka Qalabka sida ayaa waxaa isu soo baxay shacabkii oo caleemo qoyan ruxayey.
”Wixii fool xumo ah oo dad shacab ahi ku kacaan waxaa lala xiriirin karaa tayo darrada maamulkaa halkaas ka jira taasina dawladda Cadde sinnaba ugama ay badbaadin.
”Afhayeenka ayaa sheegey in aysan suurtagal aheyn in ciidamo dowlada Ethiopia faraxumeyn iyo dhibaatooyin kula kacaan shacabka Somaliyeed.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Magac Lab (m.l)
K · KA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
