U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hay

Fal Gudbe/Magu (2)
Naxwe-yay, -ysay
Xaraf HSubg HA3 xar
1

(f.g) Wax xafidid.

2

(f.mg) La h.: wax kahelid.

3

(f.mg.) U h.: rati, hal abaahisiin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Al-shabaab ayaa waxay warsaxaafadeedkeeda ku sheegtay in hay'adahan ay gacan siiyaan DF iyo ciidamada AMISOM oo ay ka horjeedaan, isla markaana ay baaritaano ku ogaadeen inay ka horjeedaan in Somalia lagu maamulo Islaamka.

”
“

,210-qof oo ku dhintay dalka Somalia Hay'ada ELMAN ee xuquuqul Insaanka iyo nabada oo xarunteedu tahay Muqdisho ayaa shaacisay in labadii sano ee ay ay ku dhinteen 16,210-qof, dagaaladii u dhexeeyay DF iyo Mucaaradka.

”
“

-In Erey bixin loo sameeyo Warbaahinta ama Saxaafada Puntlnad. 11-In Hay'adaha Warbaahintu ay yeeshaan Nidaam iyo Siyaasad Jihaysa Shaqadooda iyo waajibaadkooda sida Masuuliyada Tifaftirka iyo Siyaasada Tifaftirka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe/Magu (2) (f.g/mg2)

Isrogrog

-yay, -ysay

Xarafka

H · HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hay - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan