U gudub nuxurka bogga
SABAAD

siyaasad

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.lSiyaasad
Xaraf SSubg SI8 xar
1

Hab maamul dawladeed oo lagu wado waddan gudihiisa ama dibaddiisa.

2

Laan cilmiga bulshada ka mid ah oo lagu barto hab maamulka dawladeed.

3

Basar; dhagar.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Guddigan ayaa kala ah sidatan.: Xubnahaan la magacaabey ayaa wararku sheegayaan in siyaasad ahaan aysan DFKMG ah ka fogeyn.

”
β€œ

Hay'adu waxay ugu baaqday dhinacyada ku dagaalamaya Somalia ee kala ah DF, AMISOM iyo Al-shabaab inay joojiyaan colaadaha ay dadka badan waxyeeladu kasoo gaarayso, iyadoo sheegtay in dadka ay daweynayaan aysan u eegin diin, dhalasho iyo siyaasad.

”
β€œ

Kulanka Geedi iyo Qaasim oo socdey muddo ku dhow sadex saacadood ayaan hadal ka soo bixin balse warar la xiriira aya shegaya in ay ka wada hadlen rabshadaha ka jira magaalada Muqdisho iyo sidii ay siyaasad ahaan isugu soo dhowaan lahaayeen.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Cilmiga

Siyaasad (siyaa.)

Xarafka

S Β· SI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
siyaasad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan