U gudub nuxurka bogga
SABAAD

nidaam

Magac Lab
Xaraf NSubg NI6 xar
1

Hannaanka ay u dhisanyihiin wax kasta oo habeysan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

“Amni darada ka jirtay suuqa Bakaaraha ciidanka ma laheyn ee dadka dowlad, nabad iyo nidaam diidka ah ayaa waday” ayuu yiri Cabdi Qeybdiid oo ku eedeeyay dhibaatadii ka dhacday suuqa Bakaaraha kooxo uu sheegay in ay yihiin dowlad diid.

”
“

Hay’adaha lagama hayo nidaam xisaabeed iyo hannaan xalaal ah oo ay ku shaqeeyaan,” ayay tidhi Warbixinta Warbixinta guddidu, waxa kale oo ay caddaysay in aanay jirin cid daba-gasha oo diiwaan gelisa hantida Wasaaraduhu ku isticmaalaan Kharashka ay galaan.

”
“

Cidda hawsha noocana loo igmanayaa maaha af-miishaar, dilaal, qab-qable, iyo danayste, waana nidaam ka duwan qaabkii qofka logu qaadanayay magaca reerka.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

N · NI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
nidaam - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan