Skip to main content
SABAAD

heesaa

Magac Lab
Naxwe-aayaal, m.l/dh
Xaraf HSubg HE6 xar
1

Qof heesta ku luuqayn yaqaana.

Tusaale Dheeraad ah3

“

“Wiiha-wiihooy belayn weedh qubay oo kaag wii-sii”ayaa riyaha loogu heesaa, sidoo kale waxa loogu heesaa “Qaroofeey orgigu meel qadhoon li’yo quwaax kugu leged”.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-aayaal, m.l/dh

Xarafka

H · HE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
heesaa - sawirka la wadaagga

La Wadaag