U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hu

Magac Lab
Xaraf HSubg HU2 xar
1

Dhar la qaato. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

"Qoxootigaas, badankoodu waa caruur iyo Haween, aan haysan hu, raashin iyo biyo ay cabaan, agabkoodiina uga soo cararay degmadii ay degenaayeen" ayay UNCHR ku sheegay warbixintiisa maanta.

”
“

Addoomaheygiiyow dhammaantiin waad arradantihiin ee soo doonta hu ( dhar) aan idin arrad tiree.

”
“

Dhamaad Xasan Shire Shiekh oo qoraalkaan ku soo beegay maalinta xuquuqda aadanaha waxa uuna hanbalyo ku aadan Maalintaan u diray Difaacayaasha Qaarada Afrika gaar ahaan Shacabka Soomaaliyeed iyo dadka hu howlan Ilaalinta Xuquuqda Dadka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

H · HU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hu - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan