U gudub nuxurka bogga
SABAAD

idin1

Magacuyaal Dhimman
Xaraf ISubg ID4 xar
1

.ly Magacuyaal layeele oo tilmaamaya qofka labaad ee wadarta ah, oo lala hadlayo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

) Qaxooti badan oo ku sugan xeryo qaxooti dibadda iyo meelo badan ayaa idin sugaya.

”
“

Gabadhii ayaa tidhi: "Anigu ma ogi cid caawinaysa, laakiin waxaan ogahay cidda la dagaalamaysa, hadaad cid idin qab-qabata doonaysaan xagaa Maraykanka u kaca."

”
“

Akhyaartayada indhaha buurbuuranow, waxaanu soo gaadhnay xilligii aan idin hulluuqsiin jirey wararkii dunida, waxaana maanta dabadda idiin qaban doona weriye Qayte Burre.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magacuyaal Dhimman (mu.dhm)

Xarafka

I · ID

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
idin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan