U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hubaysan1

Fal Magu (1)
Naxwe-smay, -santay; -smi
Xaraf HSubg HU8 xar
1

Cid qalab lagu dagaalamo haysata noqosho.

2

Cid arrad tiran noqosho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Goob joogyaal ayaa sheegay in ragan la toogtay ay kooxa hubaysan kala baxeen dukaaman ay ku jireen dabadeedna ay toogteen ilaa iyo hadana lama garanayo sababaha loo toogtay.

”
“

Diyaarado duqeeyey gobolka Gedo Goobta ay duqeeyeen diyaaradaha dalka Kenya ayaa la xaqiijiyey inay saldhig u ahayd xoogaga Al-shabaab ee dagaalada hubaysan kala soo horjeeda dowlada Federaalka ee Soomaaliya.

”
“

Hoogga koowaad waa askari xabbad ku hubaysan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-smay, -santay; -smi

Xarafka

H · HU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hubaysan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan