U gudub nuxurka bogga
SABAAD

saldhig

Magac Lab
Naxwe-gyo, m.dh
Xaraf SSubg SA7 xar
1

Aasaas.

3

Rug ciidan ay ku leeyihiin dal aan kooda ahayn.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Aqoonsiga Somaliland ayuu ku sheegay inuusan dhaweyn, isagoo xusay in marka hore loo baahan yahay inay aqoonsadan IGAD iyo AU, tasoo saldhig u ah aqoonsiga caalamka, UK iyo USA midna ma aqoonsan karo Somaliland.

”
“

Ciidamo Ethiopian ah oo saldhig ku leh Dhismihii hore ee Caymiska oo u gurmaday Booyada la qarxiyay ayaa waxay toogasho ku dileen mid ka mid ah kooxaha ka horjeeda DF oo la rumeysan yahay inuu ka mid ahaa kuwii gaariga weeraray.

”
“

Axmed ayaa dhowr jeer oo hore sheegay in dalka Somalia uu qarka u saaran yahay inay saldhig ka dhigtaan Al-Qaeda ayna ka dhigtaan saldhigyo ay kaga duulaan dalal dariska ah iyo kuwa calaamka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-gyo, m.dh

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
saldhig - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan