U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xabbad

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l
Xaraf XSubg XA6 xar
1

Saanadda buntukha laga rido middeed; rasaas.

2

Cudur dadka ku dhaca; waraabow.

3

Wax keli ah; mid.

4

(-do, m.l) Iniin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Intaa waxa u dheer aqoontiisa oo aad u hoosaysa oo aan dhisnayn, ilaa haddana si fiican umuu baran afka Talyaaniga, wuxuu door-bidaa inuu waraysiyada ku bixiyo afka Isbaanishka iyo Xabbad-xabbad Talyaani ah, gaar ahaan erey-bixinta afka ciyaaraha.

”
“

“Ama xaasid igu noqo,” ayuu hadal ku billaabay, “ama xabbad ii soo qaado, qawlkeygu waa Aayaddii Allaah ee oraneysay ‘Qul muwtuw biqaydikum’, oo macnaheedu ahaa ‘U dhinta caradiinna’.

”
“

Wax la isaga dhigaa ma jirto, dabkii yaraa isaga mar horuu bakhtiiyay, iyagiina xabbad Buste ah oo ay siteen ayay hoos galeen illayn buste qoyay ayaa ugu daran.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xabbad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan