U gudub nuxurka bogga
SABAAD

askari

Magac Lab
Naxweaskar, m.dh; askaro, m.l
Xaraf ASubg AS6 xar
1

Qof ciidanka dagaallama ka mid ah, welina aan askarinnimo xiddigo iyo alifyo midna la siin; dable.

2

Ciidan dagaallama guud ahaan (xiddigaba ha lahaado).

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Askari ka tirsan ciidamadas ayaa ku amaray marxumka inuu goobta ka dhaqaqo, balse markii uu sii watay wacdigiisa uu dhowr xabadood ku furay, taasina ay keentay inuu goobta ku geeriyoodo.

”
β€œ

Askari Ethiopian ah oo la toogtay Kolonyo gaadiidka dagaalka ah oo wateen ciidamada Itoobiyaanka oo marayay Isgooyska SOS ee magaalada Muqdisho ayaa lagu soo waramayaa in bam gacmeed lala beegsaday.

”
β€œ

Askari Ethiopian ah iyo qof rayid ah ayaa ku dhintay qaraxyo laba beegsaday ciidamo Ethiopain ah iyo rasaas ay ku jawaabeen oo ka dhacday Isgoyska Towfiiq ee Degmada Yaaqshiid.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

askar, m.dh; askaro, m.l

Xarafka

A Β· AS

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
askari - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan