1
Dad dalkoodii nabadgelyo la'aan, abaar iwm awgeed uga cararay.
Tusaale Dheeraad ah3
β
Maryan Mursal oo ah hobolad caan ka ah Soomaalida, waxay Madaarka Hargeysa ka soo degtey Salaasadii markii u horaysay muddo Toban sannadood ah oo ay qaxooti ku ahayd dalka Denmark ee Waqooyiga Yurub.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab/Dheddig (m.l/dh)
Xarafka
Q Β· QA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
