U gudub nuxurka bogga
SABAAD

weriye

Magac Lab
Xaraf WSubg WE6 xar
La Mid AhwariyeMagac Lab
1

Qofka wararka tebiya.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Akhyaartayada indhaha buurbuuranow, waxaanu soo gaadhnay xilligii aan idin hulluuqsiin jirey wararkii dunida, waxaana maanta dabadda idiin qaban doona weriye Qayte Burre.

”
“

Labada nin oo ka mid ahaa shan arrimood oo weriye Pedro Pinto u kala qaaday faaladdiisa, ayaa waxay kala yihiin; cabbiraya ayaa dhaliilay hannaanka tabobarenimo ee Van Gaal oo isweydiinayo sababta marlabaad loogu soo celiyay shaqada Barcelona.

”
“

Degmada Arabsiyo Iyo Arrimaheeda Wada Saddexan, Warbixin - Weriye Maxamed Xasan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

W · WE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
weriye - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan