Tusaale Dheeraad ah3
“
Sidoo kale, Maxamed Iid oo isna ka hadlay fagaarayaashii shalay, ayaa dadweynaha ku baraarujiyay in ay iyaga ku xidhan tahay cidda ay u dooranayaan xubnaha Golayaasha Deegaanada oo iyagu ka soo horreeya doorashada Baarlamaanka iyo Madaxweyne-nimada.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
I · II
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
