U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qorrax

Magac Dheddig
Xaraf QSubg QO6 xar
1

Meeraha dhulka ku wareego oo uu ka helo kulka iyo ifkaba; cadceed; gabbal.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Intii uu baaritaanka ciidamada Ethiopia socday ayaa waxaa la fariisiyay goob qorrax ah arday dhiganaysay iskuul ku yaalla xeradaas dhexdeeda, iyagoo la fasaxay markii baaritaanka uu dhammaaday.

”
β€œ

Ismaaciil Qorrax oo saxaafadda Muqdisho la hadlay saakay.

”
β€œ

Inkasta oo bilowgii bishan January uu sanadka cusub la kowsaday dayax-madoobaad, haddana Qorrax-madoobaadkan ayaa dadweynuhu ka argagaxeen, maadaama sanadihii u dambeeyay aan Somaliland iyo dhulka Soomaalidu dagto laga arag Qorrax-Madoobaad.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

Q Β· QO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qorrax - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan