U gudub nuxurka bogga
SABAAD

daro1

Magac Dheddig
Xaraf DSubg DA4 xar
1

Tab awrtu u dagaasho oo ratigu luquntiisa dulmariyo luqunta ratiga kale isla markaana cududda ku dhegaayo.

2

Tab legdinta ka mid ah oo uu qof gacanta kaga maro qoorta qof kale.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Beled-weyn: Gudoomiyaha gobalka Hiiraan oo falalka amaan daro ee gobolkaas ku eedeeyay ganacsatada Muqdisho: Wadooyinka Caasumada magaalada muqdisho oo saaka ciidamo lagu daadiyay.

”
“

Aniga oo aanan jecleyn inaan muujiyo magacyada labadan muwaadin, maadama aan aaminsanahay in xaq daro lagu xukumay, haddana waan ku qasbanahay inaan magacyadooda xuso.

”
“

, markii UN ku Talyaaniga soo cesheen, waxa uu ka mid ahaa Isimadii diidanaa ee doonaayey watayna figrada “Great Somalia” Soomaali in la isku daro.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
daro - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan