1
Qof xarrago, jiljileec uusan lahayn iska doondoona. ismale'eg m.dh (xis.) Weedh xisaabeed sheegaysa in tibaaxi ay ka weyntahay ama ay ka yartahay tibaax kale qiime ahaan. Waxa la adeegsadaa summaddahan > iyo <. x > y, waxa loo akhriyaa "x waa ay ka weyntahay y", iyo x < y waxa loo akhriyaa "x waa ay ka yartahay y". Summadda >= waa ka weyn ama le'eq, summadda <= waa ka yar ama le'eq.
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-yaal, m.l
Cilmiga
Xisaab (xis.)
Xarafka
I · IS
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
