U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qiime

Magac Lab
Naxwefiis.
Xaraf QSubg QI5 xar
1

Sicirka ay joogto badeecadi.

2

Waxtarka nafley ama wax kale ay leeyihiin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Laakiin waxaa qiime samaynaya dhaqankaasi ma yahay mid dhiir-gelinaya sinnaanta iyo midnimada muwaadiniinta Somaliland?

”
“

. Inay bogsadaan Shacbiga magaalada Hargeysa oo qiime goyn naleed oo midaysan ay helaan oo la jaanqaada tadawurka nolosha iyo ascaarta.

”
“

“Haddii Real la timaado dedaal iyo qiime noo cuntama waanu ka wada hadli karnaa kala wareejintiisa.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

fiis.

Xarafka

Q · QI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qiime - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan