U gudub nuxurka bogga
SABAAD

tibaax1

Magac Lab/Dheddig
Naxwe-xyo, m.dh
Xaraf TSubg TI6 xar
1

War aan xaqiiqdiisa la hubin.

2

Qaabka xisaabta aljebriga. 3.

Tusaale Dheeraad ah3

“

“Darmaan aan hore u curan ayuu nabarkii fooshu ku taagan yahay”, ayaa tibaax looga bilaabay.

”
“

Hoon Gees, ayaa dharraar dhoweyd tibaax ku helay jabad baali ah oo la sheegay in lagu xaseeyay aqoonsigii Shankaroonland seben hore oo ku beegnayd hilaadahay sannadihii daran-doom mooge iyo Ingiriis dareerkii.

”
“

Xisbiga Kulmiye oo ah ka ugu taageerada badan, ayaa mar horeba guusha labistay kadib markii ay soo baxday tibaax ahayd in xisbiga kulmiye ku soo baxay guud ahaan cadadkii gobollada oo uu udub ka horeeyo ilaa saddex kun oo cod.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab/Dheddig (m.l/dh)

Isrogrog

-xyo, m.dh

Xarafka

T · TI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
tibaax - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan