U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jarree

Fal Gudbe/Magu
Naxwe-reeyay, -raysay
Xaraf JSubg JA6 xar
1

(f.g) Goor subax ah qof cunto doonaya reer ku waaberiisasho.

2

(f.g) Goor subax ah marti cunto siin.

3

(f.mg) Cid wax ka rajayn.

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe/Magu (f.g/mg)

Isrogrog

-reeyay, -raysay

Xarafka

J Β· JA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jarree - sawirka la wadaagga

La Wadaag