U gudub nuxurka bogga
SABAAD

marti1

Magac Lab
Naxwemarti, m.dh
Xaraf MSubg MA5 xar
1

Qof laga soo dhaweeyey guri aanu lahayn.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Barnaamijka Caweyska Washington Barnaamijka Caweyska ee toddobaadkan waxaa marti ku ah fanaanka reer Yurub ee Axmed Zaki, waxaad sidoo kale ku maqli doontaan qoddobo kale oo xiiso badan.

”
“

Adigoo gacan kale marti ugu ah xaqaaga aasaasiga ah, kana hela wax aad u yar oo aan kuu qalmin, haddii falagmeero oo bidixdu wax yar kuu sed kordhiso, waa in aad tidhaahdaa “Mahadsanid.”

”
“

Barnaamijka Martida Makrafoonka waxaa marti ku ah Sheekh Aaden Maxamed Nuur Sheikh Aaden Madoobe, gudoomiyihii hore ee baarlamaanka Soomaaliya oo haatan kamid ah xubnaha baarlamaanka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

marti, m.dh

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
marti - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan