1
Qaybta ugu horreysa maalinta gelinkeeda hore.
Tusaale Dheeraad ah3
β
Dagalkan oo shalay subax ka bilowday xafadaha Jungal iyo agagaarka Hotel Ramadan ayaa inta la ogyahay waxaa ku dhintay 7 ruux halka tiro ka badan 22 qof uu dhaawac soo gaaray kuwaasoo intooda badan la dhigay Isbitaalada Madiina iyo Keetsaneey.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab/Dheddig (m.l/dh)
Isrogrog
-xyo, m.dh
Xarafka
S Β· SU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
