Tusaale Dheeraad ah2
“
Hadday ummadooda u horseeddaan caddaalad, “ILAAHAYBA CAADILE” wanaag iyo xasuus lama ilaawaan ah ayaa taariikhda u gala, hadday khalkhal iyo caddaalad xumo keeni karta nabad la'aan u horseeddana khasaare iyo karah ayaa taariikhda u gala.
”“
Waa maalin farxaddii dhalashadeedii hore ee ay taariikhda Soomaaliya ku gashay 1969-kii, ku sagootiday dhaxal-xumo iyo karah kala dhaqaajiyay bulshadii farxada ku soo dhawaysay dhalashadeedii.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Gudbe (1) (f.g1)
Isrogrog
-rhay, -rahday; -rhi
Xarafka
K · KA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
